VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qisaas - Lyrics

jaceylku muxuu iqoodhay nafteyda muxuu qisaasey meelaan hadba ii qalmayn muxuu qoonka igu xadheeyay muxuu qayrkay iga reebay qorsho talo igu noqdoo qumantiyo eelkaa inan isku qoomameyn maxaan ku qafiley dhagaha intan quus idhi qawaa jidkii qumanaa ka lexday maxan qaladka isu saxay maxaynu naftu qayliyo buuq maxay hadba jar igu qaadey maxay qorfo lama dagaan dugaagu qaraabanayo libaax qatanaa waxbadan haben badh iqaadan gaadhey allaha qaadira igu dhaarshey haween ka qatoobi maayo dhibtoodana ka quusan maayo anoo og qayaanadooda goaan inaan ka gaadho qudhaan iga leehayn adaan ku qiranee allow umuuraha noo qafiif aamiin aaamiiin aaamiin biyaha janada qabow kuwii loo laga waraabiyo aamiin aamiiin
Queue is empty
-- / --