quuruxdii haweenkaay
qanci naftaydana

qaadirkii ku uumaa
qalad kaa ilaalshoo
qaalidii haweenkaay
qancisay naftaydana
qiima badan mudanoo
qadarina kacbadaan
qosolkaaga quruxd
qalbigayga qaaday

qaran tagay qiso hore
qaxar dagay qaysiyo layla
qowlkooda ma qaadnaa

qaali qalbi qumaneey
qalbigaaga qayb gali
inbadan qayr u sheeg
kuna quus qaado
wareerkana iskadaa
wal bahaarna kaba daran

by masuul.com

Exit mobile version