VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Rajo - Lyrics

walow aan soo rafaadnay dadaalna uso ruclaynay riyada la inoo rumeeyay hankiyo rajada dhabawday rabaa mahadeeda yeeshay naftiyo ruuxdaan wadaagney rutnii nacab uu ku daalay raxmaay qalbigii ku raacay malaysan markaad ka dhooftay ra yina labada mideeya rasmina isku jecel is dooney sideenana wada riyaaqay ayaan u barwaaqo yeeshay walow aan soo raxlaynay cidlolon soo rogaalney siroo gortaan rafiiqnay dhibti rarannkii na daayay adaa raaliya yaggleelay waxaan raad caashaq reebay sidaan isku raadinaynay qoyskiyo reerkaynu taagney raxmada ubadbaa ku biiray
Queue is empty
-- / --