VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Saaxib - Lyrics

saxiib u jeedada aragtida wadaagtan guul kula agaasima abid waa la dhowrtaa afka adiga oon furin saxiib akhriyi kara uurkiyo sarbeebaha siduu ku ahaada adna loo ilaashada saxiib ku anfici kara ayaaha dambiyeeyo arin kula tusmayn kara fikir kula astayn kara is ogtihiin is eegtan isla aaminteenba ifka loo jeclaada saaxiib aan egayn wax sokoo idlan kara farxad kula abaabula lama tiro abaalkii saxiib ku laab ogol qalad kaaga aamusayn arxan kuu difaac gala aqbalkeen ku xoojiya waa loo ogaada
Queue is empty
-- / --