VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Talmoon - Lyrics

jaceylkii taabo galay tisqaadoo bulsho helay maantuu tanaadayoo tubtii noloshaad heshee toolmoon amaal quruxsaneey tilmaan wacan edaabsaney yuusuf adaa reer la taagayoo laydiin tumay ciyaar ciyaar laydiin tumay ciyaar ducadu ha tamrisee ubad taam yeela dhaqankoo diintana tiir adag ka yeeshoo rabigiin tacabkiin ka yeel jaceylkii taabo galay taashkana loo suurayn farxadbuuu talaaloo tuftaa waalid baad hesheen toolmoom amaal quruxsaney tilmaan wacan edaab saney yuusuf adaa reer la taagayoo laydiin tumay ciyaar laydiin tumay ciyaar ducadu ha tamrisee ubad taam yeela dhaqankoo diintana tiir adag ku yeeshoo rabigiin tacab kiin ka yeel
Queue is empty
-- / --