VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Tasho maanta - Lyrics

nafyahay tabashada ilow wixii kugu dhacay ha tabin buug iyo taarikh ka qoro tusaale yay ku wacan tano kale maad filayn haday kugu timid adkayso tanaasul aan kaga siin talaabana hore u qaad nasiibkaagana tix gali hadii aad ku taanto ruux niyada kaa tiray mar hore tashoo maantaba taanidiyo guul rajee nafyahay tooso riyada tawaawaca aduun iyo tiiranyo iyo murugo ka gudub qalbiga taageero sii talaal lagu meelmaraaye haduu caashaqu tabciyo tumaadiyo kugu hayoo aduu kugu tigay warmaha talaabada ha u nuglaan hadii aad ku taanto ruux niyada kaa tiray mar hore tashoo maantaba taanidiyo guul rajee
Queue is empty
-- / --