VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waa kow - Lyrics

hubaal sadriga waad baanatoo halkii saacbaa kun jeer sawirkaaga dayaa nasta kuseexiyaa sibaan kuugu ahay baryahan marka aad sii jeedsataa qalbiga laysaaqayaa marka aad soo jeedsataa jaalku siyaadayaa aduunlaan sahan udiray waa kow waa kow tilmaamta aansiiyay iyo saxdii adigaa noqdoo sinjiga waan garanayaa soomaali cidaan ahay sidan mahaan kartee xageed ifka kaga sugnayad qofyahay siduu rabi kuudhigayoo waxaad ku salysan tahay qof dhisayadiyo sadbaa tahay maqnaa sax diibaa tahay tahay aan rabay waxyar aan saadaaliyee midaan sugayay baad tahay hablaha iilamasinide macan kaalay iisoo dhawoow
Queue is empty
-- / --