hubaal sadriga waad baanatoo
halkii saacbaa kun jeer
sawirkaaga dayaa
nasta kuseexiyaa
sibaan kuugu ahay
baryahan

marka aad sii jeedsataa
qalbiga laysaaqayaa
marka aad soo jeedsataa
jaalku siyaadayaa

aduunlaan sahan udiray
waa kow waa kow
tilmaamta aansiiyay iyo
saxdii adigaa noqdoo

sinjiga waan garanayaa
soomaali cidaan ahay
sidan mahaan kartee
xageed ifka kaga
sugnayad qofyahay

siduu rabi kuudhigayoo
waxaad ku salysan tahay
qof dhisayadiyo
sadbaa tahay maqnaa
sax diibaa tahay
tahay aan rabay

waxyar aan saadaaliyee
midaan sugayay baad tahay
hablaha iilamasinide
macan kaalay iisoo dhawoow

Exit mobile version