Inaan kuu ilmayo
Aawadaa hurdi waayo
Inaan cunto diideee
Afkana biyo saarin

Inuu cunto diidee
Afkuna biya saarin

Adna aad istiriixdo
Arimada aad igu beertiyo
Axdigii fulin waysoo
Imtixaanka aduuniyo
Arin aanan filaynin

uruguda iyo xanuunka
Utubtaan qarsanaayay
Bulshadiina ogaatay
Hooy bulashadiina ogaatay

Ilaah baan kugu daayee
Xamar aan ka dhaxooyo
iska aroos inaankaad
Aniga iga jeclaatay
Iska aroos inankaad
abaayo inankaad iga jeclaatay

Exit mobile version