VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ya u sheega yarta - Lyrics

yaa u sheega i dareen i heloo qalbiga i dhex qaaday aragtidana indhaha ay u tahay farxadee ogsoonow inanyahay adaan maalmahanba jacaylba igu beeray huuno farxadna ii muujiyee ogsoonow inanyahay inay tahay ilays us heegay yartuye iftiinkii nolosha iyaduna tahayee hargaysoo aan dagaynaa muqdisho aan dagaynaa garoowe aan dagaynaa jigjiga aan dagaynaa aan dagaynaa aan dagaynaa in udgoon i deeqd muuqeeda wacanyahay anigaa asiibayoo ku qaba jacayl dhabee ogsoonow inanyahay kismaayo aan dagaynaa baydhabo aan dagaynaa jawharna aan dagaynaa gaarisa aan dagaynaa
Queue is empty
-- / --