VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Yaanan kala dhiman - Lyrics

dheemantii haweenkaay jaca aan dhamaan baa idhex qaaday laabtee anna doonayaa wali dhanbaalada jacalkee intaadana dhoofinayn oraahdaan ku dhihi jiray mad iloowday dhankayga waa dhamaad waqtiga kani anagoon is dheehan yaanan kala dhiman oona kala dhimanee aduunyada dhibkeediyo dhibkeygiyo cabashada adoon iila dhadhamin ayaad iga dhaga adeegte dheera safarkayguyee sahay dhuubanaa ma dhibata i dhawacday caashaqan i dhaawacee
Queue is empty
-- / --