dheemantii haweenkaay
jaca aan dhamaan baa
idhex qaaday laabtee
anna doonayaa wali
dhanbaalada jacalkee
intaadana dhoofinayn
oraahdaan ku dhihi jiray
mad iloowday dhankayga
waa dhamaad waqtiga kani
anagoon is dheehan
yaanan kala dhiman
oona kala dhimanee
aduunyada dhibkeediyo
dhibkeygiyo cabashada
adoon iila dhadhamin
ayaad iga dhaga adeegte
dheera safarkayguyee
sahay dhuubanaa
ma dhibata i dhawacday
caashaqan i dhaawacee

Exit mobile version