Shacnigayd quruxadayda
Shakalkiyo qosolkayda
Yarta waa shidantahee
ma usheegtee Alla ma  usheegtee

Ma usheegteen Ma usheegteen
Caasha way shidantahay ma usheegteen
Ma usheegteen Ma usheegteen
Yartaa way shidantahay ma usheegteen

Shan dhalad shaykiyo aqoon
Xariir lagu shaafiyay
Inay shirisay hablaha
Ku nool shanta qaarood

Ma usheegteen Ma usheegteen
Caasha way shidantahay ma usheegteen
Ma usheegteen Ma usheegteen
Yartaa way shidantahay ma usheegteen

Kalgacal shugo aan lahayn
Shuush iyo laga reebay been
Haday igu shaafin lahayd
Inaan shaamarayn lahaa

Ma usheegteen Ma usheegteen
Caasha way shidantahay ma usheegteen
Ma usheegteen Ma usheegteen
Yartaa way shidantahay ma usheegteen

Exit mobile version