VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aflaanta - Lyrics

caashaqa awgii ilin dheeriyo oohinaan jirin ma awoodee ma aflaantaan ka amaahdaa intaan odhan lahaa een amaaniyo eray dhihilahaa aad istaahisho aan fikiri laa aan fikiri laa qof ardaa laa aqal wacanoo nin araarlaa aqli hufanoo intifaac le karti eegoo yay aduunyadu indho kuu noqon intaan tari lahaa aan itaaliyo eersan furi laaa aadiyo aad aduun qaban waa aduun qaban waa jacayl ooftiyo uurka weeraray amarkiisa ma ilaaqbaan u adeecaa ma ogsooniyee
Queue is empty
-- / --