VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ahlan wasahlan - Lyrics

hala weeye hala ahlan wasah lan hala weeye hala ahlan wasah lan sida macalin diiniyed waa malab codkaaguye dhagihii macan saday maqalkaaga xiisee miirkiyo garaadkiyo indhihii ku milicsaday quruxdaada muuso hala weeye hala ahlan wasah lan hala weeye hala ahlan wasah lan inta lala midoobiyo nasabkii majeertoo qofkii malin kula nool jawigaa micno uloo nolosha umacaan hala weeye hala ahlan wasah lan hala weeye hala ahlan wasah lan magaciyo karamada milgahaaga shrafta leh suugaan mug wayn maansiyo tix iyo gabay kugu muujin maayo ohoo nasankii amaantiyo ohoo hadal lagu macnayn jiray ohoo waxaad dheertahay maamuus
Queue is empty
-- / --