VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ala ala - Lyrics

kugu miray dhulkoo miray siman meel ilaa meel adaan kugu masaalaa ma mabsuudoo aniguba maalin saacad iyo minid macaanow la'aantaa alla alla kugu miray dhulkoo miray alla alla siman meel ilaa meel alla alla adaan kugu masaalaa alla alla ma mabsuudoo aniguba alla alla maalin saacad iyo minid alla alla macaanow la'aantaa adaa maanka ruuxdiyo mulkiyey quluubtoo marley kuma agdhigi karo anba xubi nooloo xiimiyo laabta kugu mataanshoo raga kulama meel dhigo kol hadaan masuul ahay adiguna marwadi tahay oo macaan iyo dhayaal tahay waa mahad illahey kol haduu is mudashada ku mash quulay nacabkii aan saxnoo mashxaradnee waa mahad illahey alla alla kugu miray dhulkoo miray alla alla siman meel ilaa meel alla alla adaan kugu masaalaa alla alla ma mabsuudoo aniguba alla alla maalin saacad iyo minid alla alla macaanow la'aantaa kol hadaan masuul ahay adiguna marwadi tahay oo macaan iyo dhayaal tahay waa mahad illahey kol haduu is mudashada ku mashquulay nacabkii aan saxnoo mashxaradnee waa mahad illahey alla alla kugu miray dhulkoo miray alla alla siman meel ilaa meel alla alla adaan kugu masaalaa alla alla ma mabsuudoo aniguba alla alla maalin saacad iyo minid alla alla macaanow la'aantaa kol hadaan masuul ahay adiguna marwadi tahay oo macaan iyo dhayaal tahay waa mahad illahey kol haduu is mudashada ku mash quulay nacabkii aan saxnoo mashxaradnee waa mahad illahey alla alla kugu miray dhulkoo miray alla alla siman meel ilaa meel alla alla adaan kugu masaalaa alla alla ma mabsuudoo aniguba alla alla maalin saacad iyo minid alla alla macaanow la'aantaa
Queue is empty
-- / --