Heesta Anigu nolol baan samaystay - Lyrics
intaan soo keli ahaa
ayaa iga soo dhamaatay
jacaylba ii dilaabmay
farxadii way ii sugnaatay
aniga nolol baan samaystay
miyaad keligaa i deeqday
aniga jawi ii abuurtay
agtaydana soo istaagtay
afkayguna uu amaanay
agteeda macanka yaala
arladaa dhamaanteed mayaalo
abuurtadana aduunka
intuu nebi aadan dhalay
iinsaan la mida ma joogo
ntuu nebi aadan dhalay