VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Balan - Lyrics

Qofka nolosha kuu huray Miyaad nabar naxli iyo xumaaniyo miyaad nacab nabdigiisa galisaa Miyaad nixin Qofaad nooli kulan tidhi Miyaad nadal balanka Iyo nuqulkii miyaad nuxur kale aad ku naaloon naruurada Hanka kuu nuglaadaa miyaad nadal Miyaad lurka caashaqa lug goysaa Mise waad naruurooy ka noogta Ruuxaa aad nuskii tahay miyaad nici Niyad aad ku wayntay miyaad nabi Neecaawda caashaqa miyaad jari Maanka kuu nuglaadana miyaad nuqul Eray uu naar afuuf yidhi miyuu nagin Nayaayirada caashaqa miyuu nadi
Queue is empty
-- / --