VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Banaadir - Lyrics

anaa jeel badan u qabay jibaa i hogaaminaysa kashiyo laabtuna jeclaatay inaan xamar jaanta saaro xigaalka la joogo maalmo JALIILKUNA waa ii rumeeyay banaadir intaan dhex joogay jacaylkii la igu soo dhaweeyay ayaa igu laba jibaarmay xusuus aan iga jarmaynin ayuu qalbigayga joojay anaa jantay cimaladeeda jawiga maqanbaa i deeqay inay tahay jawharad nuurta jagada ka iftiinta geeska anaa huba oo u jeeda janada ifku waa banaadir
Queue is empty
-- / --