VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Biyo macaan - Lyrics

badaan kaaga dhigi lahaa hadaan karo biyo macaan waxaan kaaga toli bilado macdanta buuraha ku qoban ubaahday hadaa tidhaa naftaan kugu bixin lahaa budiyo labadayda wiil ayaan kugu baanan lahaa inaad degto beerka iyo boguba waa meel sokee boosbaan kaa siin lahaa qalbiga boos kuugu jecel miyaan anigoo bad qaba bukaan adigoo il daran miyaan kaa baaqan laha sow maan ku baxnaan dhigeen hadii wadnahayga bidix bogsiima lagaaga dhigo miyaan la bakhayli lahaa sow kuma soo baxsheen inaad degto beerka iyo boguba waa meel sokee boosbaan kaa siin lahaa qalbiga boos kuugu jecel
Queue is empty
-- / --