VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Caashaqa adaa ibaray - Lyrics

La'aantaa ciiltiraay Nolashu waa tii cakiran Waxaa tahay ciirsiga Adduunka ku caymado Cidladaan kaa weheshadaa Caqliga adigaa xukuma Waxeey codsadaan dhaguhu codkaaga ineey maqlaan Caashaqa adigaa i baray Sidii cashar ii laqimay Waxaan laabta kuugu culay Sidaad caawa ii dhistee Caynaanka naftayda hayso Sibaan ahay caawiyaay Cishada aanan ku arag Cawayskaad murugsantahay Caraaa waagu ii baryaa Naftuna weey caajistaa Boggaad ku casuumantoo Wadnaha cirifkiisiyo Cindiga adigaa ku qoran Caashaqa adigaa ibaray Sidii cashar ii laqimay Waxaan laabta kuugu culay Sidaad caawa ii dhistee Caynaanka naftayda haay
Queue is empty
-- / --