VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Caashaqa dhaxalkiisa - Lyrics

dhaawaca ku haleelay hadaan dhayi waayo dhib baanan lahayne iidhaw qalibigaaga farxada aad udhib tootay hadaan dhisi waayo anaan dhinacayga dhabtii garanayne caashaqa dhaxalkiisa horaan uugu dhaartay dhabtaada xabiibi inaanku dhamaysto dhamaan noloshayda dhadhaar qudha heedhe waxaad dhibsanayso inaan ku dshaqaaqo macaan dhicimayso dhamas noloshayda walee dhihi maayo marna dhagahaaga dhawaaqku damqaaya dhabtii uma quudho
Queue is empty
-- / --