VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cawo issa president - Lyrics

dhamays edab sanbaad tahaya oori lagu nastaad tahay ilwaad baariyaad tahay amaan ruux mutaysatoo lasku aaminaad tahay abaal san gobaad tahay aragsan xulayaad tahay ana taan u aayayo awoodaydiibaad tahay awood janooy janooy intaad dunida noolhay maan arag asaagaa qofaan adiga kuudhigo itaalkaan ku faaniyo heleeyo ooridayda kaliyeen heleeyo aaminay intaan jiro heleeyo kaa ooli maayo heleeyo ku ilaabi maayee heleeyo kaa adkaysan maayee heleeyo alloow hayga kaa dilin heleeyo
Queue is empty
-- / --