dhamays edab sanbaad tahaya
oori lagu nastaad tahay
ilwaad baariyaad tahay
amaan ruux mutaysatoo
lasku aaminaad tahay

abaal san gobaad tahay
aragsan xulayaad tahay
ana taan u aayayo
awoodaydiibaad tahay

awood janooy janooy
intaad dunida noolhay
maan arag asaagaa
qofaan adiga kuudhigo

itaalkaan ku faaniyo heleeyo
ooridayda kaliyeen heleeyo
aaminay intaan jiro heleeyo
kaa ooli maayo heleeyo
ku ilaabi maayee heleeyo
kaa adkaysan maayee heleeyo
alloow hayga kaa dilin heleeyo

Exit mobile version