VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ciil tira - Lyrics

Cawooy quruxeey Cisayn badaneey Cadceed galaboo Falaadho caslaay Dayax cadiri i Cadeeyay dhulkaay Ubax carafloo Badh casuuslaay Cawooy quruxeey Cisayn badaneey Cadceed galaboo Falaadho caslaay Dayax cadiri i Cadeeyay dhulkaay Ubax carafloo Badh casuuslaay Cishqi beeraay Caashaq keenaay Farxad curiyaay Lud casuumaay Caqli doojaay Cirsiga qalbigee Xifku cugtayee Hanku calmaday Caqli doojaay Cirsiga qalbigee Xifku cugtayee Hanku calmaday Adaan cadradee Caalamku idilaa Ku culay laabtoo Ku lulay calankee Ii noqo ciiltiraa Ii noqo caawiyaa Ii noqo cilmiyaa Casiis idamkii Adaan cadradee Caalamku idilaa Ku culay laabtoo Ku lulay calankee Ii noqo ciiltiraa Ii noqo caawiyaa Ii noqo caymiyaa Casiis idamkii Cawooy sharafeey Daruur curataay Cirkoo da,ayoo Daad is celiyaay Raho ciyayoo Cododi jiibshaay Cosob baxayoo Caqiibo lihii Cawooy sharafeey Daruur curataay Cirkoo da,ayoo Daad is celiyaay Raho ciyayoo Cododi jiibshaay Cosob baxayoo Caqiibo lihii Naftii calolyooy Canadi dumar Caajis daaliyoo Dhirta cuudshaay Jawi cusuboo cajiibaay Tuu cindiga iyo Maanku risqaday Jawi cusuboo cajiibaay Tuu cindiga iyo Maanku risqaday Adaan cadradee Caalamku idilaa Ku culay laabtoo Ku lulay calankee Ii noqo ciiltiraa Ii noqo caawiyaa Ii noqo cilmiyaa Casiis idamkii Adaan cadradee Caalamku idilaa Ku culay laabtoo Ku lulay calankee Ii noqo ciiltiraa Ii noqo caawiyaa Ii noqo caymiyaa Casiis idamkii
Queue is empty
-- / --