labadii dareen
duruusaha jacayl
ku dakayn jiraa
isku daray nasiib

labadii dantood
kolna aan dayacin
iska xigay dadka
danahood hirgalay

labadii da'dood
dunida dhamaan
iska doortayba
isku daray nasiib

aa labadii daryeel
amaal khaalay
ku darsatay dadaal
amaal khaalay
ku liq qaadayoo
duni farax gala

Exit mobile version