Heesta Dayaxa - Lyrics
udugeeda ruuxii
aadnigu joogee
ubaxii lasoo diray
la ingagay qayaantoo
carshi geel
cishqa la rumaystaa
xidigaha iftiimiyo
nimcuu dayaxa ilayska
ka amaahdey nuurka
indhuhuu daweeyaa
magaceeda inantii
lagu qaoray iriilaha
ifilaha halbowluhu
ka aroorsho dhiigaa
imaanka deeqdaay
dhaqankiyo asluubtaa
tii lagu ilhaamshee
anbiyada la soo diray
ilinkeeda roocda
umiyaha dhamaantii
u hayd astaanta
ialaahay agtiisiiyo
awliyada dushooda
abshirtayda timidoo
ehelkayga noqoqtaay
amantaadu waa bade
ma waxaan odhan
oo ka ilaawsay baa jira