VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Deeqa cover - Lyrics

Dabacsanida hadalka iyo deganaantu inanyahay waa waxa dareenka iyo nafta damaca galisee kaaga dortay qeeyrkaa Dugsi dhaxanta ceeliya iyo dawadeeyda ii tahay adigoo dal dheer jiran halkaan kaa dareema Macaan waan ku jeclahay Dabcigaaga wacan iyo dulqaad iyo xishoodkaba ma wax laguugu deeqoo daa’inkey ku uumaa sharaf kuugu dawgalay Qalbigaa ku doogsadaa deeqay arigtidaadoo adigoo dal dheer jiraan halkaa kaa dareema Macaan waan ku jeclahay
Queue is empty
-- / --