VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhag aan ufurnayn - Lyrics

dhag aan u furnyn qalbiga miyay dheegtaa warkaba anaa dhagax la hadlaye qofaan dhibka caashaq arag miyuu dhaba moodayaa anuu hoy iga dhigtee hadaan dhinacyada la qaban la dhawrin sidii dhalaan kalgacalku miyuu dhismaa hadaan dhulka roob ku di'in miyay dhirtu soo baaxdaa dalooliyo ubax dhasha wadnaha xiisuhu dhex dagay hadaanu lamaane dhayin dhaawacu ma bagsoonaya
Queue is empty
-- / --