VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhawaystay naftaada - Lyrics

heey sidaad tahay dhiiga dhaqaajiya ruuxda naftaad dhufataaye miyaan dhinacaaga ka dharsan ka raagay xubnaha dhaq dhaqaaqaya adaa kudhex nool ilayn madhamaado jacalka dhabtiiye sidii dhibic hoortay dhirbadan igu beertay wadnaha dhiniciisa dhawaystay naftaada adaa igu dheere dharaar iyo maalin hadayna ku dhaadin indhahaa ku dhaarta ilmaa ka dhacaysa dhanbaal kuna wuu san cidlo dhami qaali qurxa laa dhisamahaagu hadii uunku dheehan dhul gariirbaa dhici laaye adaa dheeri tira dhismaha dunideena hada dhayihiyo qalbiga dhamidiisa dhab udagay maan rag kaledhex bexee aduunbaan kugu dhaw rayaa
Queue is empty
-- / --