heey sidaad tahay dhiiga
dhaqaajiya ruuxda
naftaad dhufataaye

miyaan dhinacaaga
ka dharsan ka raagay
xubnaha dhaq dhaqaaqaya
adaa kudhex nool

ilayn madhamaado
jacalka dhabtiiye
sidii dhibic hoortay
dhirbadan igu beertay
wadnaha dhiniciisa

dhawaystay naftaada
adaa igu dheere
dharaar iyo maalin
hadayna ku dhaadin
indhahaa ku dhaarta
ilmaa ka dhacaysa
dhanbaal kuna wuu san

cidlo dhami qaali qurxa laa
dhisamahaagu hadii uunku
dheehan dhul gariirbaa dhici laaye
adaa dheeri tira dhismaha dunideena

hada dhayihiyo qalbiga dhamidiisa
dhab udagay maan rag kaledhex bexee
aduunbaan kugu dhaw rayaa

Exit mobile version