VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhaxalka jacaylka - Lyrics

Eego xumo anigaa u diida Xumaantaa anaa ka dhawra Jacaylkana anaan dhaliilin Jacaylkana anaan dhaliilin Dhibtiisana iima quudho Dhibtiisana iima diido Dhibtiisana iima quudho Dhibtiisana iima diido Anaa dhaxalkiisa helay Wixii dheefuu lahaa 2× Anaan dhagartiisa yeelin Waaxid qooma oo dhaawaca Anaa talo u diidaya Anaana ku dhaadanaaya Anaan dhinac marahaynin Laba u dhab mideeyay Suugaan la dhinac taagan 2× Sidii hay dhansan buu Hogaankana iga dhufta Kalgacaylkuu ii dheeliyaa Adaan kugu dhamaleeya Wabay uu igu dhuftiyo Aniga dacar ima dhansiiyo Wabay uu igu dhuftiyo Aniga dacar ima dhansiiyo Nikaashana iima quudho Dhabtii uu iga naxaa 2× Anaan dhagartiisa yeelin Waaxid qooma oo dhaawaca Anaa talo u diidaya Anaana ku dhaadanaaya Anaan dhinac marahaynin Laba u dhab mideeyay Suugaan la dhinac taagan 2×
Queue is empty
-- / --