VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dheeli tira - Lyrics

waxaan helay dheele tira dismaha noloshayda kaba qof iidhigma oo ijecel qofaan dhaawacayga iyo dhibtayda usheegan karo haday tahay dhaqasho guri waxaan helay dheemantii haween ugu dhaban wacnayd dhaayaha aragaa ku jecel dhaguhu waxa ay maqlaan dhawaaqaaga umudan hadaan helay dheymihii dhamaan unugyada wadnuhu awooday k dhaqaaqayeen haduumbay iidhantahay noloshaan mudo dhowrijiray sidad ugu dhaarataan macaan ugu dhaarataan xidhiidha udhowrayaa dhaayaha aragaa kujecel dhagaha aragaa kujecel dhaguhu waxa ay maqlaan dhawaaqaagaa umudan
Queue is empty
-- / --