VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dheeman luula - Lyrics

jasiirada dheeman luula dharaarahan soo dalxiisanay waxaan dhex maquurtay yabab waxan dhamay waadi doora waxaan dhilay geedo dible tixihu ma dhamaan nayaane intan dhaban wali arkaayay intaan dhag kuraacay naago intaan dhalo daawanaayay tano kale wali ma dhaadin ma dhugan quruxdeeda wanag dheeheediyo bilicda jaaha dhalaalkiyo midab caskeeda dhexdeediyo nasaha qiyasta kub keediyo dhuxa nurka talabo dhaqaq sigeda dhagtiyo laaf yaha israca dhayihi ku dhuma wareeray dhab mooy aah halkan maraayo ku dhumaye aaah sida loo abuuray xiskay dhufata ku hesay marku dhaka farka yaabay malaha tani waa dhamayse dhashii nabi aadan maha dhabay shani waa qof gaara dhigeed kuma uuna koonka jasiirada dheeman luula markaan dhaayahayga saaray waxan dhawr jeer la yaabay sida dhudi loodhameeyay kor keeda dhalal ka nuurka dhehiyo midabka dhinka kolan dhugashada kudaly waxan garab dhigana wayay ayaan dhaygagii asqoobay afka dhawaqi ka wayay shantan dhabn kayga saray
Queue is empty
-- / --