VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Durdurada jannada - Lyrics

Durdurada janada mara Tii loogu maydhee Maamuus la siiyaay Maamuus la siiyaay 2× Mudantii haweenkaay Adigaa marwa u ah dumar U martabad sareeyee U martabad sareeyee 2× Marka indhahaba ku eegaan Mashaqada dhawaaq aduunkiyo Murugada waan ilaawee Murugada waan ilaawee 2× Midabkaagu waa murugo la Dhagahaagu waa sharaf dhala Waxaa ciida ugu mudan bala Dhirta meesha sarteebana Ifka mahad ku midoobaa 2× Midabkaagu waa murugo la Dhagahaagu waa sharaf dhala Waxaa ciida ugu mudan bala Dhirta meesha sarteebana Ifka mahad ku midoobaa 2×
Queue is empty
-- / --