VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Farduus - Lyrics

farduus gacaladaydaa midii aan gayaankiyo inta guudka loo dabay kala baxay gabdhoo idil garashada mid kula mida gayigeena kuma arag boqortooyo guuliyo ras gobaad ka dhalatoo golohii haldoorkiyo haybata gebilayba tahay iyo gobalkii cagaarna gaari sharaf iyo muuq geenyo dhaqasho laa tahoo galabtaan ku halacsadaan haween kaaga go'ayoo gaar kuu ahaate guule ha isku keen simo naftoo hay gaclotaa casar gaaban galabtii cadceedo godkeedi la galaysa cidhifyada ayuu muuqday guudka gobsanay ku mooday amo ubax ku doogsaday arabsiyo ku gudyaa fad galbeed ku hooriyo lagu mood gabadhyahay galxareed iyo gob gaari sharaf iyo muuq geenyo dhaqasho laa tahoo galabtaan ku halacsadaan haween kaaga go'ayoo gaar kuu ahaate guule ha isku keen simo
Queue is empty
-- / --