VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Farxiya - Lyrics

quruxnaan maanka qaadiyo qaali weeyi dahabiya qorqornaanta oogada quraysh weeyi loo bogay waa qof qaaliya sida waa qiimalay dumar midaan u qarwaayiyo badu qiimo loo hufan inyar gortaad qosol damacdaa dareen qulqulaa qudhayda jidhkiyo qaabka haboon qallbigii hantidii qalbigii hantide farxiya qaryada aan ku dhaatiyo waa qalanjo igu dheer qudhayda xusayso waa qaayo badan xula iyadaan ku qancayoo u qorsheeyay noloshee qaadiro allahayow dhab u quudi caashaqa inyar gortaad qosol damacdaa dareen qulqulaa qudhayda jidhkiyo qaabka haboon qallbigii hantidii qalbigii hantide farxiya
Queue is empty
-- / --