VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Geenyo - Lyrics

gabigood hablaha kacay gabadh kaa nasiib wacan marna kaa garaad roon gayigeena kuma arag gaari dumar u sidatiyo geenyo qurux u dhalataay gob xalaalabaad tahoo EEBAA guusha kugu ladhay gogol jacayliyo geesi hanatoo duco guri danbaysbaad waalidkaa ka gunudee sihaam garaad wacan guulayso waligaa gayaan xulasho dookhiyo gacaltooyo beeroo GUULAAN idiinka barinee gurigiinu guri khayr geedkaad abqaasheen manfaciisa gaadheen midhihiisa goostoo gurta ubaxa caashaqa
Queue is empty
-- / --