Heesta Guri nagi - Lyrics
Raguu wuxu ilaalada
Aduunyada ka raadshaa
Dhigii inaan hablaha nool
Ugu aragti Dheer lahee
Raguu wuxu ilaalada
Aduunyada ka raadshaa
Dhigii inaan hablaha nool
Ugu aragti Dheer lahee
Sida uunku uu qiray
Cawo waa aqoon badan
Cawo waa ayaan badan
Cawo waa indheer garad
Cawo waa dhal awliyo
Cawo waa abaal badan
Sida uunku wada qiray
Cawo waa aqoon badan
Cawo waa ayaan badan
Cawo waa indheer garad
Cawo waa dhal awliyo
Cawo waa abaal badan
Dumar waxay aqal sees
Iyagoo aad u soo dayay
Ay la udub dhigaan guri
Nin rageed aqoon badan
Dumar waxay aqal sees
Iyagoo aad u soo dayay
Ay la udub dhigaan guri
Nin rageed aqoon badan
Axmedna anaa ogee
Siduu aynigeen qiray
Waa geesi aar dilaa
Waa geesi iin tiran
Qosol daan u qoonloo
Waa aaqil ururshoo
Aaraha ilayn xikmadiyaan
Axmedna anaa ogee
Siduu aynigeen qiray
Waa geesi aar dilaa
Waa geesi iin tiran
Qosol daan u qoonloo
Waa aaqil ururshoo
Aaraha ilayn xikmadiyaan
Aloow ubad sami iyo
Aqal nagi ku soor
Iblayskana ka ood
Dire dire ka awd
Aamiin aloow
Aamiin aloow
Aloow ubad sami iyo
Aqal nagi ku soor
Iblayskana ka ood
Dire dire ka awd
Aamiin aloow
Aamiin aloow
Aloow ubad sami iyo
Aqal nagi ku soor
Iblayskana ka ood
Dire dire ka awd
Aamiin aloow
Aamiin aloow
Aloow ubad sami iyo
Aqal nagi ku soor
Iblayskana ka ood
Dire dire ka awd
Aamiin aloow
Aamiin aloow