VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hambalyo - Lyrics

Hadii lagu taami jiray Aroos oo soo hirgala Lamaane heshiiyayoo Ifkana tashada is helay Lamaane heshiiyayoo Ifkana tashada is helay 2× Halyay cabdirisaaq Haldoorkii dhalinyartoo Manaan gob toosan iyo Waxaad heshay gariidii Hablaha ugu qurux badnayd Hablaha ugu qurux badnayd 2× Anagu hambalyo ayaanu nidhi Hagaago dhismaanu nidhi Caruur wiilal iyo hablo ah Aduun aduun ka helaanu nidhi 2× Anagu hambalyo ayaanu nidhi Hagaago dhismaanu nidhi Caruur wiilal iyo hablo ah Aduun ka helaanu nidhi Aduun ka helaanu nidhi 2× Haybada qoyskii lahaa Hanaankiyo magaca weyn Talada hufan lagu yidqeel Ayay hido raacayaan 2× Haldoor xasan sheekh iyo Sahra cumar ayaa Sidaa u huwiyoo Talada u hagaajiyoo Waxay ku hadal barteen Hoygii muqdishee wacnaa Hoygii muqdishee wacnaa 2× Anagu hambalyo ayaanu nidhi Hagaago dhismaanu nidhi Caruur wiilal iyo hablo ah Aduun aduun ka helaanu nidhi 2× Anagu hambalyo ayaanu nidhi Hagaago dhismaanu nidhi Caruur wiilal iyo hablo ah Aduun ka helaanu nidhi Aduun ka helaanu nidhi 2×
Queue is empty
-- / --