VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hibaaq - Lyrics

hibaaq quruxdaada hufnaanta samaanta hankiyo dhaqankaga hablahaa ka hinaasa habkaad udhaaqdo hugiyo labiskaaga xishood huwanaanta adaa uhoreeyay intaan ku hilmmaamo haweenka gaygeena hibaaq kuma siisto halkaaga dhigi maayo haloowdad itidhaahdo hiyigaa jamanaaya hawraarta bogonaaya qalbiga holcinaaya habeenka badidiisa intaan kugu hadraayo hadaanad ihor joogin hurdaba ladi maayo intaan ku hilmmaamo haweenka gaygeena hibaaq kuma siisto halkaaga dhigi maayo
Queue is empty
-- / --