VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hibashadayda - Lyrics

Anoo caashaqa hagar li'i U huroo u hawl galay Tii aan hiil ka waayay Kalgacayl hir goysaay Hoojiya habawshaay Mar hadaan hagaagiyo Ku hungoobay samihii Ha hirgalo nacaybkuye Habrashada ka waynoow Adna heedhe baayooy Dabray hibashadaydee Adna taada heensee Dabray hubashadaydee Adna taada heenseee Hiyagayga caashaqa Hoo dhdhami kolkaan idhi Sun hadaad u laaqdoo Hamigaan lahaa iyo Heertay hibashada Maantaaba hankaygiyo Hilawgaygii waan jaray Ha ii caban haraadshaay Waa inoo hal hayskaa Adna heedhe baayooy Dabray hibashadaydee Adna taada heensee Dabray hibashadaydee Adna taada heensee
Queue is empty
-- / --