VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hodan - Lyrics

cirka raxmad horaa markuu caynadeeda cadaanka ka yaabay cabaadhayaha qoorta carfaha ka baxaaya dhirtaa ku cagaarta dhulkaa cusur yeesha halkay cagta saarto jinkaa ka cagaaba calshaan quruxdeeda hablahaa ka cabsooda calshaan qurux deeda xidigahaa ka caraaba codkeeda macaankeeda ayaa ii caafimaadaaa cajob qosolkeeda cirka lagu dheehay cilmiga quruxdeeda cisiis ku amnaystay carfiga udugeeda cadarkaa kamahadaa cajabee udugeeda calshaan quruxdeeda hablahaa ka cabsooda calshaan qurux deeda xidigahaa ka caraaba
Queue is empty
-- / --