VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hooyo - Lyrics

miyaan gama hawaystaa habeenkii la'aantaa xag hore u seexda hadii aanad ila hadal hooyo igu odhan hurdo miyay i qabataa hooyay sanuftaada horaadkiyo xaneedka siisee dhabtii kuma tabaysoo aragaagu hooyay ani ima haraad tiro waxa tahay hubaashiyo hagahayga noloshayde ifka hibo ku noolow aakhirana hadhaciyo janadii ku hooyo hooyo hano kitaabkii
Queue is empty
-- / --