VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ifka - Lyrics

waa ubax qalbiga ku eekaadayaao igu qaaliyoo ii hilaacacyoo u heelanahay iintu abaaliyo amaan huuno la isma inkiree huuno anshaxiyo asluubtiyo aqliga fiican ee EEBE kuu dhaliyay adigaa faadumoy iska le ubadkaan dhaliyo faadimoy adigaan ifka kuu jecelay ooridaydiiyeey taan aaminaay ALLAHAYOW ku daa waa taan arlada iyo aynigaa iska eeganoo axdigaan lahayn ma ilaawayee kow dhe aqaliyo ilays heedhe alalaas mashxarad laba dhe udubkiyo ismaqalkiyo uliyo diirka labadeenu aan nahay adigaa faadumoy iska leh ubadkaan dhal
Queue is empty
-- / --