VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Iimaan qurux - Lyrics

Gu samaada iyo u fasaxan saxoo Geen saaray ubax aan kasaydhaye Gu samaada iyo u fasaxan saxoo Geen saaray ubax aan kasaydhaye Geen saaray ubax aan kasaydhaye Geen saaray ubax aan kasaydhaye Gu samaada iyo u fasaxan saxoo Geen saaray ubax aan kasaydhaye Gu samaada iyo u fasaxan saxoo Geen saaray ubax aan kasaydhaye Geen saaray ubax aan kasaydhaye Geen saaray ubax aan kasaydhaye Inaan sama wadahay Saxar tira dhayaay Saaxibkay midhuu U samaryey u samraysay Inaan sama wadahay Saxar tira dhayaay Saaxibkay midhuu U samaryey u samraysay Waxaad wada sugtaan Wada sahadisaan Caashaqaa sidjee Saakaba wakaa Sabo wacan ka berayee Waxaad wada sugtaan Wada sahadisaan Caashaqaa sidjee Saakaba wakaa Sabo wacan ka berayee Gob gob sahansataay Waxaa tihiin samaad Gabalada guul san iyo Siday doonayeen helay Wakhti uu ku simay Wakhti uu ku simay Wakhti uu ku simay Gob gob sahansataay Waxaa tihiin samaad Gabalada guul san iyo Siday doonayeen helay Wakhti uu ku simay Wakhti uu ku simay Wakhti uu ku simay Maxamed saadaq iyo Iimaan suurad qurux Arooskoodan sugan Gamaantii sidhaan Saf saf ugu kacoo Sara kaca u kaca Sacabeeya oo u kaca Sacabeeya oo u kaca Maxamed saadaq iyo Iimaan suurad qurux Arooskoodan sugan Gamaantii sidhaan Saf saf ugu kacoo Sara kaca u kaca Sacabeeya oo u kaca Sacabeeya oo u kaca Heesahaa saree hoobeey hoobeey Loo soocay iyaga hoobeey hoobeey Sacbiyoo u kaca hoobeey hoobeey Kaca oo u kaca hoobeey hoobeey Heesahaa saree hoobeey hoobeey Loo soocay iyaga hoobeey hoobeey Sacbiyoo u kaca hoobeey hoobeey Kaca oo u kaca hoobeey hoobeey Heesahaa saree hoobeey hoobeey Loo soocay iyaga hoobeey hoobeey Sacbiyoo u kaca hoobeey hoobeey Kaca oo u kaca hoobeey hoobeey Heesahaa saree hoobeey hoobeey Loo soocay iyaga hoobeey hoobeey Sacbiyoo u kaca hoobeey hoobeey Kaca oo u kaca hoobeey hoobeey
Queue is empty
-- / --