VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Indho caashaq - Lyrics

eheliyo azxaab idiin heelanbaa idiin heesaaya ubax idiin lulee ku abshira jacayl aqalkaad dhisteen kula alkuma wanaagoo waa abqaal khayr waa mahad ALLE isku haba kalgacal dhaba ALLOW ALLOW muna iyo nimcaan ubada doora sii ubad diin le sii ubada daacada sii anfaca hadhow anfaca hadhaw u adeega sii laba aynigood iska soo xushoo is ilaashadoo isku uursaniyo isku uursaniyo noqda uliyo diir indho caashaq laba isku eegta oo isku daawadoo ilayskaad shideen abidkiin ha sii jiroo
Queue is empty
-- / --