VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Iskala kici - Lyrics

Qalbigan sigtayoow mar kale Car keen gabadhoo mar kale Mar uun usoo gudub qof kale Ka soo kabo tii kal horee 2x Jacaylka ka eeg dhan kale Yartaba U eeg si kale Adoon kuhonayn wax hore Ku soo durug inantan kale 2x Iskala kiciyoo mar kale Queenta la beer wax kale Ku qanac nafsadaadan kale Kashaada dawee mar kale Iskala kici iskala kici Iskala kiciyoo mar kale Queenta la beer wax kale Ku qanac nafsadaadan kale Kashaada dawee mar kale 2x Karaamada Dhowr mar kale Kuftee kac kab soo kakabo Ku qanac inantaa ku jecel Kalaamka macaan ku badi 2x Ka roonow oohin kale Kun jeer qosol maalin kale Ku jooji halkaa kuf kale Ka roonow xaaskan kale 2x Iskala kiciyoo mar kale Queenta la beer wax kale Ku qanac nafsadaadan kale Kashaada dawee mar kale Iskala kici iskala kici Iskala kiciyoo mar kale Queenta la beer wax kale Ku qanac nafsadaadan kale Kashaada dawee mar kale 2x
Queue is empty
-- / --