VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jacayl aan dhamaan - Lyrics

laba isku dhigmoo uunka isku jecel gob is aamintoo isu soo samraa nolol wada unkoo loo dhigay aroos riyaaq waa ilwaad ugub dhawrsanoo isir waa gobtii mareexaan ahayd isna waa gayaan ma jeerteen ahoo axmed waa hal yay aan iin lahayn labab yahoow dhigood iska eegtayee is ilaal sadoo isku sida gacmaha is qabsada dhexdoo isa siiya ubax intaad noolosihiin jacal aan dhamaan xubi aada iyo farxad aan idlaan ka aadkaada oo iska hala caruur laba isku bikoo isu ooyi jiray laba aadamaha isku soo caladay isku oon qaboo indhaha iska jecel ayaan oofcaleek xalfadooda imid riyaaq waa asluub inan lagu korshoo marna wwaa adeec sama lagu og yooo isna waa haldoor aqoon iyo hal xuloo axmed waa masuul aan sharaf u qiray
Queue is empty
-- / --