VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jacayl dhaxal gala - Lyrics

Dhaguhu ruux kale Dhagaysani waa Dhaayuhu bashar kale ku dhaygagi waa Dhigaa aadmiga kol dheehani waa Qoraxda dhalatana ku ag dhigi waa Afkii dhuuniga dharaar cuni waa Hurdana dhabarkii dhulkii qaban waa Dabnuhu eray dhiilan dhamay dhihi waa Amaan kuu dhigan xiskii dhisi waa Dhabeel quruxlaay dhamayn kari waa Nacabka dhurmaaya xubiga dhimi waa Kalsoonida dheer la dhibi kari waa dhexdeena namiim ka dheef heli waa I dhowr mooyee i dhaaf maqli waa Jacayl dhaxal gala wax dhaama la waa Qof kuu dheeliya dhaqaaq kari waa Dartaa kala dhiman dhankaa mari waa Naftii dhaktar kale marnaba dhayi waa Wadnaha dhaarsane is dhiib ulan waa Dhaqanka jiilkana u dhaadhici waa Dhediga idilkood dhalaal bidi waa Xiskii kula dhacay u dhabo gali waa Si ay dhagax yihiin dhoolaha tusi waa Cishqiga dhayalka ah ku dheel jili waa
Queue is empty
-- / --